Wednesday, July 2, 2025

Wafdi uu hoggaamninayo Wasiirka Warfaafinta Jabuuti oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta iyo Isgaarsiinta dowladda Jabuuti Ridwaan Cabdullaahi Bahdoon oo maanta kasoo degay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho.

Xubno uu horkacayo Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Mohamed Cabdi Hayir Maareeye soo dhoweeyay Wasirka Warfaafinta Dalka Jabuuti oo booqasho rasmi ah ku yimid magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay inuu socdaakiisa ku saabsan yahay iskaashiga labadadal iyo xoojinta xiriirka labada wasaaradood ee warfaafinta.

Xiriirka Somalia iyo Jabuuti ayaa soo hagaagay, kaidb markii uu mugdi soo galay markii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo isbaheysi ay sameysteen dalalka Itoobiya iyo Eritrea.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON