Monday, June 23, 2025

Wafdiga Madaxweynaha Turkiga oo hadda ka degay Garoonka Aden Cadde ee Muqdisho

Madaxweynaha dowladda Turkiga Rajab Dayid Ordogan iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhoweyd oo iminka ah ka soo degay garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo uu ka hortegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

???????????????????????????????

Wafdi balaaran oo Turki ah ayaa la socda madaxweynaha iyadoo hadda soo caga dhigatay diyaaradii siday wafdiga madaxweynaha iyadoo madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaaraha, wasiiro iyo xubno badan oo xildhibaanno ah ay u diyaarsan yihiin soo dhoweynta madaxweynaha Turkiga iyo wafdigiisa.

Ad

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON