Monday, July 14, 2025

Wafdigii labaad oo ka socda Aqalka Sare oo loo diray Magaalada Baydhaba [Akhriso Magacyada]

Wafdigii labaad ee ka socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loo diray magaalada Baydhaba ee xarunta mamulka K/Galbeed.

Wafdigan oo ka mida Guddiyo Aqalak sare u dirayo Dowlad Goboleedyada dalka si ay u xal ugu helaam khilaafka ka dhex taagan dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ka kooban xubno ka soo jeeda maamullada loo diray.

Wafiga Aqalka Sare ee u dhoofay magaalada Kismaayo waxa hoggaaminaya senator C/llaahi Cali Garuun, waxaana ka mida:

1- Xuseen Xaaji Cali
2- Samsam Ibraahim Cali
2- Axmed Macallim Cumar
3- Faadumo Xasan Aadan Gariyow
4- Aadan Cabdi Aadan
5- C/fitaax Macallim Xasan
6- Maxamed Cali Maxamed Rooble
7- iyo Ismahaan Fu’aad Xasan.

Wafdigii koowad ayaa shalay  tegay magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland. lamana oga inay wax ka qaban karaan xaaladda ka dhex taagan maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON