Thursday, June 26, 2025

Wafdigii Madaxweynaha Puntland oo si heer sare ah looga sagootiyay Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta gelinkii dambe  si diiran looga sagootiyay magaalada Muqdisho oo  muddo toddobaad ku dhow uu ku sugnaa isagoo dib ugu  laabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug.

C/weli Gaas iyo wefdigiisa inta aysan ka ambabixin magaalada Muqdisho waxaa Quraac u sameeyay xubno ay ka mid ahaayeen  Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, xafladaas oo ka dhacday madaxtooyada.

Sagootinta madaxweynaha Puntland Waxaa qeyb ka ahaa Ra’iia -wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke.

HOOS KA DAAWO SAWIRRO CAJIIB AH

Qado1

qado2

qado2 qado3

[ad name=”HTML-1″]

Qado4

Qado5

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON