Wednesday, June 25, 2025

Wafdigii Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada New York

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa gaarey magaalada New York ee dalka Mareykanka,  kadib socdaal beri ku dhowaad ah kadib isagoo ka qeyb galaya shirweynaha 70-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Xasan Sheekh ayaa sidoo kale ka qeyb geli doona kulan looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo Golaha ammaanka iyo dalalka xaaladda Soomaaliya ku lug leh ku yeelan doonaan New York.

 Hasan01

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa isagana ku sii jeeda Magaalada New York oo ku biiri doona wafdiga Madaxweynaha, waana markii ugu horeysay ee madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ay shir caalami ah ka wada qeyb galaan.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON