Wakiilka UN-ka Qoraal Culus u diray Dowladda Somalia [EU, Germany & UK oo taageeradii ka joojiyey Booliska K/Galbeed]

Waxaa soo shaac baxday qoraal uu wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u diray Wasiirka Amniga xukuumadda Soomaaliya, taasoo su’aalo badan laga weydiinayo dowladda Soomaaliya qalalaasihii ka dhacay magaalada Baydhaba ee ay ku lug yeesheen ciidamada Booliska.

Qoraalka ayuu Wakiilka Q/Midoobay Nicholas Haysom ayaa sheegay inay soo gaareen eedeymo ku saabsan in ciidamada ay taageerto UN-ka ay ku lug yeesheen xarigii Mukhtaar Roobow iyo dhimasharada 15 qof oo shacab ah maalmihii 13-15-ka Disembar, xariga 300 qof oo u badan caruur xabsiyada lagu hayey muddo ka badan 48 saacadood.

Waxaa qoraalka wakiilka UN-ka lagu caddeeyay in Midowga Yurub, Germany iyo UK ay joojiyeen taageeradii ay siin jireen Booliska Koonfur Galbeed, taasoo ay sabab u tahay sidii ay ciidamadaasi u dhaqmeen iyo hadalkii saxaafadda lagu baahiyey ee kasoo yeeray Taliyaha Booliska K/Galbeed.

Dowladda Soomaaliya ayaa laag dalbaday inay ka jawaabto su’aalo dhowr ah oo ku saabsan sharcinimada Xariga Mukhtar Roobow iyo dhimashada dadka gaaraya 15-ka qof ee lagu dilay magaalada Baydhaba, wuxuuna dalbaday in baaritaan buuxa lagu sameeyo wixii ka dhacay Baydhaba.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

115,664FansLike
655FollowersFollow
2,707FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

TOP NEWS

115,664FansLike
655FollowersFollow
20FollowersFollow
2,707FollowersFollow

Wararkii Maanta

error: Content is protected !!