Monday, July 14, 2025

Wakiilo ka socda dowladda Somalia oo gaaray Xarunta Maxkamadda ICJ & jawaabtii oo la gudbinayo

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ u gudbineysa jawaabta dacwad ay Kenya u gudbisay Maxkamadda sidii ay dalbatay maxkamadda.hh

Wararka ayaa sheegay in xilligan ay xarunta maxkamadda ee magaalada Hague ee dalka Holland ay ku sugan yihiin wakiilada Soomaaliya u meteleysa kiiskan oo uu hoggaaminayo xeer ilaaliyaha Qaranka Axmed Cali Daahir, iyagoo gudbin doona jawaabta gal dacwadeedka muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Wakiilada dowladda Soomaaliya ku metelaya dacwadda ee uu hoggaaminayo Xeer Ilaaliyaha waxaa ka mida qareenno ay hoggaamineyso Dr. Muna Al Sharman, Danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub Dr. Cali Said Faqi iyo xubno kale.

Wararka laga helay wakiilada Soomaalida ee ku sugan Xarunta maxkamadda ICJ ayaa sheegaya in Kenya ay dacwadda ku soo dartay arrimo cusub oo aan hore ugu jirin kiiska, taasoo xaalad cusub abuurtay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON