Thursday, June 26, 2025

WAR DEGDEG AH: Fanaan caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in fanaan ka tirsan hobollada dalka ee Muqdisho ku nool lagu dilay caasimadda.

Koox ku hubeysan Bistoolado ayaa la sheegay inay Maqribnimadii caawa ku dileen Masjid ku yaala Degmada Waaberi  Fanaanka Cabdi Maxamed (Safaari) oo ka tirsanaa Kooxda Onkod.

Kooxda falka dilka geysatay ayaa la sheegay inay ka baxsatay goobta kadib markii ay hubsadeen inuuu dhintay  Marxuun Cabdi Maxamed Safaari.

Falalka dilka ayaa inta badan waxaa geysta kooxda Alshabaab oo muddooyinkan sii kordhisay howlgalkeeda khaarijinta ah.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON