Waxaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay shirkii wada-tashiga dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah oo muddo saddex maalmood ah ka socday magaalada Garowe ee xarunta Puntland, warb murtiyeedka oo dhameystiran hoos la akhriso:
Waxaa war-murtiyeedka ka muuqda in laga saaray heshiiskii ay Puntland dooneysay in loo saxiixo ee ku saabsanaa maamulka loo sameynayo Gobollada dhexe balse lagu bedelay war-murtiyeed u qoran qaab layaab leh iyadoo lagu cadeeyay qoraalkan in Puntland uusan saamayn ku lahayn mamulka gobaladda dhexe, dad ka socdaaa Puntland-na aysan ka qayb gali karin.
Hoos ka Akhri Warmurtiyeedka:
[ad name=”HTML”]
[ad name=”HTML-1″]
[ad name=”HTML-6″]