Sunday, July 27, 2025

War-murtiyeedkii ka soo baxay Shirka Hiigsiga cusub ee Muqdisho (Akhriso Document-ga oo dhan)

Shirka Hiigsiga cusub ee Soomaaliya oo ka socday magaalada Muqdisho 29 iyo 30-ka July 2015 ayaa goor dhow lasoo gabagabeeyay, iyadoo laga soo saaray Qoraal ka kooban  lix bog  iyo 37 qodob oo la ‘isku raacay inay gogol xaar u noqon doonaan hiigsiga sanadka 2016 ka.

Qodobada shirka ka soo baxay ayaa taabanaya dhammaan masiirka dowladda Federaalka, doorashada lagu waday inay dalka ka dhacdo iyo arrimaha horumarinta dalka.

madasha

Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid Cli iyo  Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobay Nicholas Kay ayaa si wada jir ah jir jiraa’id u qabtay gabagabadii iyo xiritaankii shirkii taariikhiga ahaa ee Muqdisho ku qabsoomay,  waxayna  bogaadiyeen qodobada ka soo baxay shirka.

Halkan ka furo War-murtiyeedka ka soo baxay shirka oo English ku qoran 

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON