Thursday, June 26, 2025

WAR SAXAAFADEED: Gudoomiyaha Barlamaanka oo baabi’iyay Mooshinkii laga Madaxweynaha Soomaaliya

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa laalay jiritaanka Mooshinkii xil ka qaadista ee laga keenay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud isagoo sheegay in la soo afjaray mooshinkii 12-ka Ogost laga keenay madaxweynaha, wuxuuna qoraal uu caawa soo saaray ku caddeeyay in loo gudbay wadahadal.

Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa go’aankan adag qaatay kadib laba bilood oo jahawareerka mooshinkan uu socday wuxuuna ku baaqay wadahadal dhici doona hortaanta Bisha Oktoobar:

Arrintan ayaa ka danbeysay markii xildhibaanada Mooshinka keenay ay keeni waayay caddeymo ku saabsan khiyaamo qaran oo ay ku eedeeyeen madaxweynaha, isla markaana ay dhexdooda isku khilaadeen oo gacan ka hadal dhex maray.

HOOS KA AKHRI WARSAXAAFADEEDKA JAWAARI

LaalidLaalid1

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON