Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta ku dhawaaqay in Baarlamaanka Jubba la kordhiyay laguna darayo 10 xildhibaan oo cusub, isagoo arrintaasna ku sheegay inay ka danbeysay wadatashi dhex maray dowladda Federaalka iyo Beesha caalamka.
Arrintan oo soo baxeysa wax yar ka hor xafladda caleemo saarka Axmed Madoobe ayaa war-saxaafadeed laga soo saaray, waxaana ku saxiixan afhayeenka Maamulka Jubba.
Hoos ka akhri war-saxaafadeedka
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]