Monday, June 23, 2025

Warbixin ku saabsan Mooshin Xil ka qaadis ah oo laga keenay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland

Mooshin ka dhan ay madaxweyne ku xigeenka Maamulka Jubbaland oo lagu codsanayo in xilka looga qaado ayaa ka socda magaalada Kismaayo.

Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Mooshinka ay diyaariyeen Xildhibaano ka badan 30 oo ka mdia Baarlamaanka Jubbaland, iyadoo ka dalbaday madaxweyne Axmed Madoobe inuu xilka ka qaado ku xigeenkiisa Maxamuud Sayid Aadan.

Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland ayaa xaqiijiyay inay qabteen Mooshinka laga keenay Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, isla markaana la waafaqijin odono xeerka Baarlamaanka.

Mooshinka ayaa salka ku haya in madaxweyne ku xigeenka lid ku yahay jiritaanka Jubbaland iyo tallaabooyin uu ka sameeyay Gobolka Gedo, waxaana Kismaayo gaaray wasiirka Gaashaandhigga C/qaadir Sheekh Cali Diini si uu arrintan xal ugu raadiyo. Wasiirka ayaa ahaa mas’uulkii ka shaqeeyay heshiiska Beesha Mareexaan iyo Axmed Madoobe.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON