Monday, June 23, 2025

Wasaarada Caafimaadka: “Dadka qaba Cudurka Coronavirus waxay dhaaftay 1200 ruux..”

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisas cusub oo cudurka Cotonavirus ah oo laga helay gudaha Soomaaliya.

Wasiirada Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in dad gaaraya 49 qof oo cusub laga helay Codi-19, kuwaasoo kala jooga Gobollada dalka.

24-kii saac ee ugu danbeeyay ayaa dadka cudurka laga helay waxay kala joogaan:

Banaadir: 26 qof

Koonfur Galbeed: 9 qof

Puntand: 8 qof

Somaliand: 6 qof

Tirada guud ee dadka cudurkaq qaba gudaha Soomaaliya ayaa gaartay 1,219 qof, iyado ay geerida weli taagan tahay 52 qof, waxaana soo bogsaday: 130 ruux.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON