Tuesday, June 24, 2025

Wasaarada Waxbarashada oo Shahaadooyin siineysa Ardaydii gashay Imitixaanka Dowladda

Dowladd Soomaaliya ayaa si degdeg ah Shahaadooyinkooda u siineysa Ardaydii Dugsiyada Sare ee gashay Imtixaanka dowladda, sida uu shaaciyay Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya Dr. C/qaadir Cabdi Xaashi.

Wasiirka ayaa sheegay inuu amray in muddo 4 maalmood gudahood ah ardayda ku gudubtay  Imtixaanaadka dowladda in la siiyo shahaadooyinkooda, maadaama uu yiri waxaa qaarkood laga yaabaa inay shaqooyin ku raadsanayaan ama waxbarasho dibadda ah ay ku aadi lahaayeen.

Wasiirka ayaa sheegay in Wasaarada Waxbarashada sanadkan ay ku guuleysatay in Imtixaan mideysan laga qaado Ardayda ku nool magaalada Muqdisho iyo kuwa gobolada marka laga reebo gobolka Hiiraan.

DHAGEYSO WASIIRKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON