Friday, July 11, 2025

Wasaaradda Amniga oo Digniin Culus u dirtay dadka Shaqo-raadiska ah [Dhageyso]

Wasaaradda Amniga ayaa digniin culus u dirtay dadka shaqo raadiska ah ee adeegsada shahaadooyinka aan saxda ahayn.

Wasiir ku xigeenka Amniga Dowladda Federaalka C/naasir Saciid Muuse ayaa sheegay in tallaabo laga qaadi doono dadka adeegsada Dokumentiyada  sida Shahaadooyinka lagu sameeyo Cabdalla Shideeye ee been abuurka ah.

Wasaaradda Amniga ayaa amar ku siisay taliska Booliska inay dadkaasi gacanta loogu soo dhigi lahaa oo sharciga loo horkeeni lahaa.

Arrintan ayaa saameyn ku leh ducomentiyada been abuurka ee  sida weyn looga isticaamo dalka, waxayna ka digtay in talaabo adag laga qaadayo cidii lagu qabto iyadoo shaqo ku raadsaneyso Shahaadooyin been abuur ama ku ganacsaneysa sameynteeda.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON