Sunday, July 13, 2025

Wasaaradda Amniga oo faahfaahin ka bixisay Qarixii & Weerarkii Muqdisho [Dhageyso]

Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay Qarax iyo weerar lagu qaaday Hotelka Naasa-hablood 2 ee magaalada Muqdisho.Afhayeenka cusub ee wasaaradda amniga C/Casiis xildhibaan oo Saxaafada kula hadlayay Afaafka hore ee Hotelka ayaa sheegay in shan dabley ah weerarka ka danbeeyeen oo midkood gaariga qarxay u waday.

Wuxuu intaas ku daray in midkood isku qarxiyay hotelka markii ciidamada ka hortageen. halka saddexda kale ay gacanta ku dhigeen ciidamada, wuxuuna ku eedeeyay Alshabaab  inay beegsadaan goobaha ay dadka shacabk ah ku badan yihiin, sida Hotelada iyo Maqaayadaha.

DHAGEYSO AFHAYEENKA CUSUB EE WASAARADDA AMNIGA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON