Sunday, July 6, 2025

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo soo saartay Jadwalka Doorashada Madaxda Maamulka Hirshabeelle [Akhriso]

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa soo  saartay jadwalka dhameystirka dhismaha maamulka Hirshabeelle ee Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ka socda magaalada Jowhar.

Jadwalka ayaa lagu calaamadeeyay in 13 ka bishan la dooranayo guddoonka Baarlamaanka, halka madaxweynaha maamulka la dooranayo 15ka bishan Oktoobar, taasoo ah waqti aad ciriiri u ah oo aan ku fileyn howlaha harsan.

HOOS KA AKHRISO JADWALKA

geedi-socodka-hirshabeelleGoobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON