Friday, June 27, 2025

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya oo ka digniin soo saartay [Akhriso]

DIGNIIN: Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digeysa khatarta virus-ka ku sii fidaya adduunka.

Waxaa lagu tilmaamay inuu yahay kii ugu saameynta badnaa, iyadoo uu gaaray illaa 150 dal. Meelaha ugu dhow ee laga soo sheegay waa dalka Kenya oo daris nala ah.

Weerarkan viruska ah wuxuu aalaaba ku faafaa dhinaca email-ka, wuxuuna kaa xirayaa kumbuyuutarkaaga, iyadoo lagu weydiisanayo inaad bixiso lacag madax-furasho (ransom) si laguugu furo.

Waxaa aad suurtogal ah in Soomaali badan ay ku dhacaan dabinkan. Haddaba si aad uga digtoonaato, raac talooyinkan, ka dibna la wadaag asxaabtaada.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON