Monday, July 14, 2025

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay tiro cusub oo laga helay Covid-19 & Tirada oo gaartay 1054…

Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya shirkeeda Jaraa’id ee galablaha ah ku shaacisay in 57 qof oo cusub laga helay cudurka Coronavirus 24-kii saac ee ugu danbeeay.

Wasiirka Caafimaadka Fowsiya Abiikar ayaa sheegtay in dadkii la baaray 10/05/2020 laga helay cudurka 57 qof oo 41 ka mida ay lab yihiin halka 16-ka kale ay dheddig ahaayeen.

Degaanada dadkaasi kala joogaan ayaa kala ah:

Benadir: 23 qof

Somaliland:17

Puntland:17

Waxaa ka bogsooday cudurka 8 qof, waxaana u dhintay 3 ruux oo hor leh, iyadoo dadka cdurka laga helay ay gaartay 1054, halka ay guud ahaan soo bogsoodeen 118, Dhimashadna guudna ay tahay 51 qof.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON