Wasaaradda Ganacsiga dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ogeysiis ku socda Shirkadaha dalka keena badeecooyinka siiba kuwa fadhigoodu yahay Bariga Dhexe Aasiya iyo Afrika, iyadoo ku wargelisay shir ku saabsan sidii shixnadaha ay dalka keenaan u heli lahaayeen shahaado caddeyneysa in Badeedahoodu sax yihiin.
Haddaba hoos ka akhri wargelinta ka soo baxday wasaaradda ganacsiga oo wasiirka C/raxmaan Cabadi Cusmaan ku saxiixan yahay:
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-7″]