Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday shaqaalaha dowladda muddo laba maalmood ah.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu sheegay fasaxa uu la xiriiro Xuska dhalshada Nabigeena muxamed NNKH oo ku beegan 12-ka Bisha Mowliid 1442 Hijriyada si loo weyneyo Rasuulka SCW.
Shaqaalaha dowladda ayaa muddooyinkan danbe oo fasaxaa Mowiidka Nebiga dartiis iyadoo qaar ka mida culimada ay ka horjeedaan in xus iyo fantasyo loo sameeyo maalintaas.

.
