Sunday, July 13, 2025

Wasaaradda Waxbarashada oo ka baaqsatay in Covid-19 dartiis u xirto Goobaha Waxbarashada

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilka sii heysa ayaa War-saxaafadee ay soo saaray ku shaacisay inay sii soconayaan lana joogteynayo adeegyadii Waxbarashada.

Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu sheegay in marwalba la raacayo habraacyada ka hortagga COVID-19 ee ay ku baaqday Wasaaradda Caafimaadka, isla markaana macalimiinta iyo ardayda looga baahan yahay inay xirtaan af-saab ayna kala dheeraadaan haddii ay suuragal tahay.

Arrintan ayaa ka danbeysay markii xukuumadda ka dooday in la xiro goobaha Waxbarashada oo laga noqday, markii laga dooday arrintan oo hore saameyn weyn ugu yeelay ardayda G/Banaadir oo imtixaankii dowladda si weyn ugu dhaceen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON