Thursday, July 10, 2025

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay Liiska arday ku guuleysatay Deeqo waxbarasho

Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay liiska ardayda Soomaaliyeed oo ku guuleystay deeqaha waxbarasho oo heer Jaamacadeed ah, kuwaasi oo isugu jirta kuwa gudaha ah iyo dalka dibadiisa.

Haddaba liiska ardayda iyo sida ay ugu kala guuleysteen ka akhriso oo riix qeyb kasta Link-yada Hoose, iyadoo wixii faah faahin intaas dheer ah aad kala xiriiri kartaan teleefoonada hoos ku qoran.

Teleefon:- 00252615575577 ama 00252612228522

  1. 80 Arday Suudaan oo Deeq ka helay Suudaan 

Sudan80

  1. 70 Arday oo deeq ka helay dalka Ethiopia

Itoobiya70

  1. 30  Arday ee helay  Jaamacadda Ummada

Jaamacadda-umadda30

[ad name=”HTML”]

  1. 110 oo helay Jaamacadaha Gudaha (1)

  2. 110 oo helay Jaamacadaha Gudaha (2)

Jaamacadaha01

Jaamacadaha02

  1. Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON