Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay natiijada imtixaankii Dugsiyada Sare ee Gobollada Bartamaha iyo Koofurta dalkeena Soomaaliya, kaasoo ah sanad dugsiyeedka 2014/15
Arday kasta wuxuu natiijada imtixaankiisa ka ogaan karaa isagoo fura hadba Goobta uu imtixaanka ku galay ee hoos ku taxan
LIISKA GOBOLLADA IMTIXAANADU KA DHACEEN
[ad name=”HTML-1″]