Wednesday, June 25, 2025

Wasiir Diini oo Saraakiil Soomaaliyeed tababar ugu soo xiray dalka Masar (Sawirro)

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini oo socdaal shaqo ku jooga dalka Masar ayaa booqday xarun lagu tababaro Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed ee magaalada Qaahira.

sar

Wasiirka oo uu wehliyo Taliyaha ciidanka Badda Admiral Madeey Nuur, Taliyaha ciidanka cirka Sareeyo Guuto Maxamuud Sheekh Cali “Dable Baylood” ayaa dardaaran u jeediyay Ciidanka tababarka dhamaystay oo dhawaan dib ugu soo laabanaya dalka iyo qaar  uu weli u socdo tababar.

Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini wuxuu uga mahadceliyey dawladda Masar tababarka ay siisay saraakiisha ciidanka qaranka Soomaaliyeed, isagoo sheegay in Masar ay weligeed  garab taagnayd  dalka Soomaaliya.

unnamed (1)

unnamed (2)

unnamed

 

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON