Wednesday, June 25, 2025

Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland oo Maxkamad looga yeeray [Maxaa lagu heystaa?]

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Somaliland C/raxmaan Guri Barwaaqo ayaa lagu soo eedeeyay Musuq iyo wax is daba marin, iyadoo looga yeeray maxkamadda Gobolka Hargeysa.

Baaritaan ku socday Wasaaradda Warfaafinta ayaa hore u sababay in la xiro agaasimihii guud iyo agaasimihii lacagta Wasaaradda Warfaafinta Somalialnd, waxaana hanti dhowrka guud ee Somaliland uu ku helay mas’uuliyiintan musuq baahsan oo lugaha la galay Wasiir Guri-barwaaqo.

Xilka Wasiirka Warfaafinta Soomaaliland ayaa waxaa hadda si KMG ah loogu dhiibay Kuxigeenkiisa Maxamed Muuse Abees, waxayna wararku sheegayaan in Wasaaradda Warfaafinta lagu lunsaday hanti far badan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON