Wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo Guryeynta ee dowlada Soomaaliya Maxamed Cumar Geedi ayaa ku eedeeyay Maamulka Jubba inay ka danbeeyaan laguna tuhunsan yahay ku lug lahaanshaha qaraxii dhowaan ka dhacay Jaamacadda Kismaayo oo lagu laayay askar badan oo ka mid ahayd ciidamada dowladda ee tababar uga socday halkaasi.
Wasiirka ayaa VOA sheegay inay ku tuhmayaan weerarka ka dhacay magaalada Kismaayo inay anbaabulen kooxda Axmed Madoobe oo horena u dilay saraakiil ciidan, wuxuuna faahfaahin ka bixiyay sida weerarka u dhacay iyo dil loo geystay sarkaal arrintaas fududeeyay.
Goobjooge.com
[ad name=”HTML-1″]