Wednesday, June 25, 2025

Wasiir ku xigeen beeniyay inuu ka mid yahay saxiixayaasha Mooshinka Madaxweynaha

Wasiir ku xigeenka Biyaha iyo Korontada xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/xakiin Cige Guuleed ayaa sheegay inaanu ka mid ahayn xildhibaanada saxiixay mooshinka looga soo horjeedo madaxweynaha isla markaana magaciisa laga been abuurtay oo aanu marna ku jirin kana mid ahayn.

Cige-guled

Wasiir ku xigeenka ayaa si kulul u beeniyay wararka laga baahiyay ee ah inuu ka mid yahay saxiixayaasha mooshinka xil ka qaadista madaxweynaha ee hadda hor yaalla Baarlamaanka, wuxuuna si cad u sheegay inay been tahay wararka laga faafiyay.

C/xakiin Cige ayay hore usoo baxeen warar sheegaya inuu ka mid yahay saxiixayaasha mooshinka oo ay baahiyeen xildhibaanada wada mooshinkaasi

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON