Monday, June 30, 2025

Wasiir Maryan Qaasim: “Waan daba galeynaa Doolar walba oo gargaar ah meeshii lagu bixiyo…” [DHAGEYSO]

Wasiirka Arrimaha Bani’aadanimada iyo Maaraynta masiibooyinka xukuumadda Soomaaliya Maryan Qaasim ayaa sheegtay inay arrimaha abaaraha looga baahan yahay Soomaalida inay is caawiyaan.

Waxay sheegtay in shaqada ugu muhiimsan ay tahay hubinta deeqda loogu deeqo dadka inay gaaraan dadkii loogu taloglay.

Wareysi ay siisay Idaacadda SBS Somali ayay uga warantay abaaraha dalka aafeeyay iyo jawaabta dawlada.

DHAGEYSO

Maryan Qaasim

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON