Monday, July 14, 2025

Wasiir Odowaa: “Kuwo aan u diiday inaan u saxiixo mucaawinada ayaa warbaahinta geliyay inaan rartay raashinkii..” [DHAGEYSO]

Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa sheegay

in si cadaalad ah loo maamulay raashinkii mucaawinada ahaa ee laga helay dalka Turkiga, loona qeybiyay dhammaan maamulada dalka.

Isagoo ka hadlayay warar laga faafiyay inuu qaatay muwaaniwadii Turkiga ayuu sheegay in kuwo uu isagu u diiday inuu u saxiixo waraaqo ay mucaawino ku qaataan ay warbaahinta u geliyeen inuu rartay raashinkii mucaawninada, taasoo uu sheegay in aakhiro la weydiin doono.

DHAGEYSO WASIIR ODOWAA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON