Friday, July 18, 2025

Wasiir Odowaa oo xilka ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Waaberi [Akhriso Wareegtada xil ka qaadista]

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa Xilkii looga qaaday Guddoomiyaha degmada Waabari Xaawo-kiin Maxamuud Cali.

Waxaa kaloo guddoomiyaha Degmada Waaberi loo magacaabay Xuseen Axmed Culusow, kadib markii uu talo soo jeedin sameeyay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yusuuf Xsueen Jimcaale.

hawa-kiinXilka ka qaadista Guddoomiye Xaawo-kiin ayaa imaaneysa iyadoo dhowaan u tartantay xilka aqalka hoose ee beesheeda  oo looga guuleystay, waxayna kasoo horjeedaa Go’aankii madaxweyne Xasan Sheekh ku joojiyay in xil ka qaadis iyo dalacsiin la sameeyo xilliga kala guurka ah.

Hoose ka Akhriso laba wareegto

xaawa1xaawa2

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON