Monday, June 23, 2025

Wasiir war kasoo saaray Kiiska Guriga lagu heysto Xaashi Furre (Warbixin wax badan kashifeysa)

Mas’uulkii ugu horeeyay ee ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay Kiiska jaha wareerka badani ka taagan tahay ee ku saabsan guri ku yaala degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho oo ay isku heystaan nin ka mida saraakiisha ciidamada dowladda iyo laba haween oo sheegay inay iibsadeen.

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Soomaliya Maxamed  Salaad oo ka mid ahaa mas’uuliyiin uu eedeeyay ninka Guriga lagu heysto ee Xaashi Bulxan Furre ayaa qoraal uu soo saaray ku faahfaahiyay kiiskan iyo heerarkii uu soo maray, wuxuuna soo dhigay bartiisa, mar haddii cid waliba ay Saxaafadda doodeeda la timid.

QORAALKA WASIIRKA OO WAX BADAN KASHIFAAYA KA AKHRI HOOS

Ad

Mahad01

Mahad02

Goobjooge.com

- Advertisement -

[ad name=”HTML-1″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON