Thursday, June 26, 2025

Wasiirada, Xildhibaanada & Odayaasha Beelaha Isaaq ee Muqdisho oo qaadacay natiijadii Shirkii Madasha

Wasiirada, Xildhibaanada, Waxgaradka iyo odayaasha kasoo Beesha Isaaq iyo beelo kale kasoo jeeda degaanada Somaliland ayaa si weyn u qaadacay go’aanadii kasoo baxay Shirkii Madasha Qaran ee Muqdisho.

Shir jaraa’id oo degdeg ay u qabteen galabta ayay xubnahan ku  qaadaceen natiijadii kasoo baxday shirka Madasha Qaran ee wadatashiga.

Waxay si cad u sheegeen inaysan shaqo ku lahayn isla markaana aysan quseynin wixii ka soo baxay shirka Madasha Qaran ee Muqdisho. Waxaa shirka jaraa’id ka hadlay Odayasha dhaqanka beelaha kasoo jeeda Somaliland ee ku jiray Guddiga Odayaasha sare.

DHAGEYSO SHIRKA JARAA’ID

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON