Sunday, July 13, 2025

Wasiirka Amniga oo muddo 14 Maalmood ay u qabtay Mas’uuliyiinta Dowladda & Xildhibaanada [Akhriso]

Wareegto kasoo baxday wasiirka Amniga gudaha Maxamed Abuukar Islow ayaa lagu faray mas’uuliyiinta dowladda iyo xildhibaanada inay diiwaan geliyaan hubkooda iyo ilaaladooda.

Qoraalka uu soo saaray Wasiirka Amniga ayaa lagu sheegay in iyadoo la fulinayo amarkii Golaha Wasiirada ee lagu mamnuucay in hub lagu dhex wato magaalada laga doonayo dhammaan mas’uuliyiinta dowladda iyo xildhibaanada inay muddo 4 maalmood ah ku diiwaan geliyaan ilaalada iyo hubkooda.

Golaha Wasiirada ayaa hore u mamnuucay in madaxda dowladda ay wadan karaan wax ka badan 4 qori oo AK47 ah iyo laba baabuur.

AKHRISO QORAALKA

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON