Wednesday, June 25, 2025

Wasiirka Anniga Soomaaliya oo Afhayeen cusub u magacaabay Wasaaradiisa [Akhriso]

Wasiirka Amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay afhayeen cusub oo wasaaradiisa yeelato.Wasiirka ayaa xilka ka qaaday afhayeenkii hore ee wasaaradda Amniga Cabdi Shukri Macalin, taasoo aan lagu caddeyn wareegtada waxaana afhayeenka cusub loo magacaabay Axmed Maxamuud Maxamed {Axmed Carab} oo hore u ahaa afhayeen amniga ee maamulka Jubba.

Xil ka qaadista iyo isbedelka xukuumadda ayaa saameyn ku yeelatay dhammaan qeybaha kala duwan ee shaqaalaha dowladda, iyadoo dowladdan ay noqotay tii ugu badneyd ee xil ka qaadis ku sameysa mas’uuliyiintii hore.

AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON