Monday, July 14, 2025

Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya oo qaatay Baasaboorka cusub ee Afrika [SAWIRRO]

Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya C/salaam Hadliye Cumar oo ka qeybgalay shir madaxeedkii 27-aad ee midowga Afrika

ee lagu soo gabagabeeyay magaalada Kigali ee dalka Ruwanda ayaa ka mid noqday madaxdii Afrikaanka ee la siiyay baasaboorka cusub ee Qaaradda Afrika ku mideysan tahay.

Wasiir Hadliye ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay Baasaboorka Afrike ee la siiyay, weligiisna uu ahaa ilaa xiligii jaamacada uu ku jiray nin u ololeeya Afrikada weyn. Wuxu intaas ku daray in Soomaalidaa ay faa’ido wayn ugu jirto Baasaboorka Afriak yeelatay.

Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya oo wareysi siiyay  BBC-da ayaa sheegay sin hirka madaxda Afrika ee ka dhacay Kigali lagu aqoonsaday in Soomaaliya ay ka baxeyso dhibaatadii ay ku jirtay muddada dheer isla markaana hadda qaaradda ay u soo jeesatay siddii ay isku garab taagi lahayd.

SAWIRRO

Passport3

Passport2

Hadliye

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON