Sunday, July 6, 2025

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya oo laba arrimood u tegay Magaalada Cadaado

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya /raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta tegay Magaalada Cadaado oo xarunta KMG u ah Maamulka Galmudug.

Socdaalka wasiirka ayaan wax faahfaahin laga bixin, waxayna wararku sheegayaan inuu la xiriiro  arrimaha Doorashada iyadoo dhowaan magaaladaasi la geyn doono ciidamo ka socda AMISOM oo qaabilsan nabadgelyada Doorashooyinka.

Warar kale ayaa sheegaya  in wasiirku xal u raadinayo wada-hadal loo furayo Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca si doorashada loo wadaago.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON