Thursday, July 31, 2025

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Qatar [Sawirro]

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle oo safar shaqo ku jooga dalka Qatar ayaa la kulmay dhiggiisa dalkaasi Ali Sharif Al-Emadi.

Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee Somalia iyo Qatar ee dhinacyada iskaashiga arrimaha dhaqaalaha, waxaana wasiir Beyle uu magaalada Doha ee Qatar uga qeybg galayaa  Shirka Shaqaalaha Islaamiga.

Dowladda Qatar ayaa ka mida dowladaha taageerada dhaqaale siiya Soomaaliya, iyadoo mashaariic horumarineed oo dhowr ah ka fulineysa Soomaaliya.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON