Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa shaqadii ka joojiyey Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Cabdiqaadir Maxamed Aaden.
Qoraal kasoo baxay Wasiirka ayuu ku eedeeyay Agaasimaha Guud ku takri fal awoodeed iyo inuu iska qaato go’aano aanay cidna la ogeyn, isla markaana loo jeediyey dingiino kal duwan.
Wasiir Jamaal ayaa xilka agaasimaha guud u magacaabay Asad Yuusuf oo ahaa madixii deeqaha wasaaradda inuu xika sii wado.
Tallaabada xil ka qaadista agaasimaha guud ayuu sheegay wasiir Jamaal inuu kala tashaday Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

