Thursday, June 26, 2025

Wasiirkii Cadaaladda K/Galbeed oo Baydhaba lagu aasay iyo War kasoo yeeray Alshabaab

Waxa maanta magaalada Baydhaba lagu aasay Wasiirkii Cadaaladda maamul gobaleedka Koonfur Galbeed Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur oo shlay lagu dilay qarax ka dhacay masjid ku yalala magaaladaasi.

Qaraxa Wasiirka ku dhintay, waxa akaloo lagu diay wiil uu dhalay oo isna maanta la aasay, iyadoo mid kale uu ku dhaawacmay. Aaska Wasiirka waxaa ka qeyb galay madax iyo dadweyne badan oo magaalada Baydhaba isaga soo baxay.

War kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda dilka wasiirkii cadaalada maamul Goboleedka g Koonfur Galbeed oo sidoo kale ahaa Sheekh, khudbadii jimacahana ka akhriyey Masjidka hortiisa lagu qarxiyay.

Alshabaab waxay kalo sheegatya mas’uuliyadda qaraxa is-miidaamint ahaa ee lagu dilay Guddoomiyihii degmada Marko C/llaahi Waafow oo 27-kii sila bishan lagu qarxiyey caasimadda Gobolka Sh/Hoose.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON