Monday, June 23, 2025

Guddoomiye Jawaari oo ka qeyb galaya Shirka Baarlamaanada Islaamka ee Baqdaad

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari ayaa 24-ka bishaan dalka Ciraaq gaar ahaan magalada Baqdaad uga qayb galaya shirka Baarlamaanadda iskaashiga Islaamka kaasoo arrimo badan looga wada hadli doono.

Labadaan masuul ayaa shir ku yeeshay garoonka waxayna kaga wada hadleen arrimaha quseeya Soomaaliya iyo Criaaq iyadoona dalka Ciraaq ugu hambalyeysan Soomaaliyda dadaalada ka socda.

Shirka Baarlamaannada dalalka iskaashiga Islaamka (PUIC) ayaa lagu wadaa in lagu soo bandhigo arrimo badan oo dunida Islaamka ka dhaxeeya iyo sidii looga wada hadli lahaa xaaladaha cakirin ee dalalka Islaamka qaarkood ka taagan.
Soomaaliya ayaa ka mid ah waddamada muslimka ah oo ay weli ka jiraan dagaalada ay wadaan xoogaga islaamiga ah, kuwaasoo qaraxyo kala duwan ku gumaadaya goobaha rayidku iskugu yimaadaan.

Ad

SAWIRRO

Gud-Jawaari-Iraq-3

Gud-Jawaari-Iraq-5

- Advertisement -

Gud-Jawaari-Iraq-10
Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON