Haweeneyda weriyaha caanka ah ee Soomaaliyeed ee degan dalka UK Aamina Muuse Weheliya ayaa sheegatay inay iyadu lahayd fekerka iyo hal-abuurka lagu dhisay FursadFund, waxayna keentay caddeymo ay ku doodeyso inuu iyadu kasoo maaxday fekerka lagu dhisay FursadFund.
Aamina ayaa kooxda FursadFund u dirtay qeylo dhaan inay jawaab ka siiyaan sheegashadeeda ama ay dacwad ku furi doonto maadaama ay bililiqeysteen feker ay lahayd.
Goobjooge.com