Wednesday, June 25, 2025

Weriye caan ka ahaa Soomaaliya oo ku geeriyooday Dalka Mareykanka

Allaha u naxariistee waxaa goor dhoweud ku geeriyooday isbitaalka ABBOT ee Minneapolis dalka Mareykanka Cabdixakiin Cumar Jimcaale oo ka mid ahaa weriyeyaasha Soomaalida.

C/xakiin ayaa dhowaanahan xanuunsanaa isagoo koomo miyir la’aan ah ku jiray, waxaana uu ahaa weriye ka howlgeli jiray magaalada Muqdisho, iyadoo dhaawac culus uu ka soo gaaray weerar kooxo hubeysan ku qaadeen sanadkii 2007, wuxuuna ku waayay gacantiisa Midig.

cxakinWeriye C/xakiin oo ka howlgeli jiray Idaacadii STN iyo idaacado kale oo Muqdisho ka jiray, wuxuu dhaawiciisa kadib u qaxay dalka Kenya.

Wuxuu markii dambe Cabdixakiin galay dalka Mareykanka oo uu hadda deganaa kuna xanuunsaday ugu danbeyna ku geeriyooday.

INNAA LILLAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON