Friday, June 27, 2025

DAAWO: Weriye Dulyar: “Pakistan kuma hadli karo codka saxafiyiinta, NUSOJ waqtigeedii waa dhammaaday…”

Weriye C/qaadir Faarax Dulyar oo ka mida saxafiyiinta waaweyn ee ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka sheegay shirkii shalay ku soo xirmay magaalada Muqdisho ee horumatinta Istiraatiijiyada saxaafadda inuusan dalka ka jirin urur saxaafadeed oo metela suxufiyiinta.

“Waxaa halkan ka dhacday  in Maxamed Pakistan loogu yeero magaca NUSOJ oo ku hadlo codka saxafiyiinta, waxaan caddeynaa inuusan jirin urur saxaafadeed, NUSOJ waqtigeedii waa dhammaaday, mana naqaan laba NUSOJ…” ayuu yiri Weriye Dulyar.

SARE KA DAAWO VIDEO-ga

 

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON