Monday, June 23, 2025

Weriye Macalimuu oo xaaladiisa kasoo reyneyso: Daawo sawir uu soo diray

Weriyaha caanka ah ee u shaqeyn jiray BBC-da Laanta Afsoomaaliya Maxamed Ibraahim Moalimuu ayaa xaaladiisa caafimaad ay ka soo reyneysaa isagoo dhaawac culus oo wejiga ah uu ka soo gaaray qaraxii Xeebta Liido.

Weriyaha oo markii hore la geeyay Isbitaalka Daaru Shifaa ee magaalada Muqdisho ayaa hadda ku sugan Isbitaalka Digfeer, wuxuuna maanta soo dhigay bartiisa Twitterka sawirkiisa oo wejigiisa uu ka muuqdo dhaawac xoog leh, laakiin kasoo reynaya.

Dhamaan saaxiibadiisa waxay u rajeeyeen caafimaad, isagoo ahaa weriye aad loogu kalsoon yahay oo ku caan baxay dhexdhexaadnimo iyo mihnad.

Hoos ka daawo sawirkii ugu danbeeyay ee uu Weriye Macalimuu saaxiibada la wadaagay

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON