Wiil dhalinyarro ah oo lagu magacaabo Maxamed Caddaawe ayaa sameeyay qalab iskiis u awooda inuu neef siiyo bukaanada naqasku ku dhego ee aan awoodin neef qaadashada, siiba kuwa uu soo rito cudurka Covid-19.
Wiilkan ayaa sheegay inuu arrintan ku howlanaa muddo 20 maalmood markii uu maqlay wiil aabihiis Oxygen la’aan ugu geeriyooday Muqdisho, wuxuuna u alifay qab Manual ah oo aan u baahneyn inay dadku riixaan, taasoo si weyn loo soo dhoweeyay.
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA UNIVERSAL TV