Thursday, July 3, 2025

Wiil uu adeer u yahay Faroole oo jawaab kulul u soo diray Cabdi Qeydiid [DHAGEYSO]

Wiil uu adeer u yahay madaxweynihii hore ee Puntland ahna guddoomiyaha gobolka Nugaal Cumar C/llaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa ka jawaabay baaqii uu dhowaan Puntland u diray madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Qeybdiid.

Cumar Faraweyne ayaa sheegay in wixii dhibaato ah ee ka dhex dhaca Puntland iyo Galmudug uu mas’uuliyadeeda qaadi doono Cabdi Qeybdiid.

DHAGEYSO

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON