Wednesday, June 25, 2025

Wiil uu awoowe u yahay Maxamed Cali Kalaay oo ku socda jidkii uu ku caan bixi lahaa [SAWIRRO]

Wiil uu awoow u yahay Feeryahankii caanka ah ee dhowaan geeriyooday Maxamed Cali Kalaay ayaa ku socda inuu caan noqdo sida awowgii, laakiin ma aha inuu maray jidkii Maxamed Cali ee wuxuu noqonayaa model Bandgiyada xayeysiinta  ka qeyb gala.

Wiilkan oo 17 sano jir ah waxaa lagu magacabaa Biaggio Ali Walsh,  waana 17 sano jir ah oo ay dhashay gabadha uu dhalay Maxamed Cali ee Rashiida. Wiilkan ayaa la sheegay in awowgiis uu ku naaneysi jiray “Quruxlow” aadna ugu wanaagsan yahay ciyaaraha fudud oo rikoor fiican uu ka heysto.

Wuxuu 12 jaamacadood ka helay fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah iyagoo uu soo jiitay wiilkan oo dhinaca kale ay tartan ugu jireen shirkado badan inay qaataan, ugu dambeytiina wuxuu saxiixay heshiiska uu model ku noqonayo.

Wiilkan waxaa dhowaanm heshiis la gashay shirkaddaweyn ee xayeysiinta qaabilsan ee Wilhelmina oo ah shirkad fadhigeedu yahay magaalada Dallas, dalka Mareykanka, wuxuuna ku socdaa inuu caan noqdo sida awowgii isagoo dhinaca Modelka kasoo gelaya.

DAAWO SAWIRRO

At Wilhelmina Models, Ali Walsh joins a roster that includes Nick Jonas, Demi Lovato and Shawn Mendes

 

Muhammad Ali holds his grandson, Biaggio Ali Walsh, in this undated photo posted on Instagram

Ali Walsh (second from right) with his mother, Rasheda, brother Nico (right) and ex-boxer Mike Tyson

Ali Walsh paid tribute to his grandfather in a series of social media posts on Instagram and Twitter

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON