Waxaa saaka magaalada Gaalkacyo isku qarxiyay nin is-miidaamiye ahaa oo waxyaabaha qarxa isku soo xiray, waxaana qaraxa lala beegsaday xisaabiyihii Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Gobolka Mudug Siciid Cali Yuusuf (Gaadayare)
Alshbaab ayaa sheegatay qaraxa, waxayna sheegtay inay beegsadeen mas’uulka la dilay iyagoo ku tilmaamay nin u shaqeeya Itoobiya.
HOOS KA DAAWO SAWIRRO (DIGNIIN)

Goobjooge.com